Shoppu
Shoppu asistent virtual de cumpărături
Kalahaadkii Moqdisho - Yusuf M. Haid
Produs

Kalahaadkii Moqdisho - Yusuf M. Haid

Brand: Yusuf M. Haid · Categorie: Biography & Autobiography · Actualizat: 06.07.2026 04:31

83,70 lei93,00 lei

Ai ajuns la un produs concret. Îți pot spune rapid dacă merită, ce avantaje are și ce alternative similare găsești mai ușor.

Pe scurt: \nBuugga Kalahaadkii Muqdisho Qaybta Labaad, waxa dabasocda buuggii Kalahaadkii Moqdisho ee laga tarjimay buuggii afka Ingriiska ku qoraa ee Out of Mogadishu ee ka hadlayay bilowgii dagaalkii sokeeya ee Moqdisho ka qarx…

  • Îți pot recomanda rapid produse similare sau alternative mai bune din aceeași zonă.
  • Dacă nu e exact ce cauți, putem restrânge imediat opțiunile în funcție de preț, utilizare sau stil.
  • Poți deschide oferta din magazin sau poți continua aici conversația pentru comparații și recomandări.

Detalii despre produs

\nBuugga Kalahaadkii Muqdisho Qaybta Labaad, waxa dabasocda buuggii Kalahaadkii Moqdisho ee laga tarjimay buuggii afka Ingriiska ku qoraa ee Out of Mogadishu ee ka hadlayay bilowgii dagaalkii sokeeya ee Moqdisho ka qarxay 30kii bishii Dhiseembar 1990. Buuggu waxa u ka waramaya dhibaatadii ka dhalatay dagaalka iyo halaagii gaaray dadkii ka qaxay Muqdisho. Si gaar ah buuggu waxa u ka hadlaya dhibaatadii dhacay, gaar ahaan dadkii u qaxay Jubooyinka iyo magaalada Kismaayo oo ka mid ahaa jahooyinkii Xamar looga qaxay. Buuggu waxa u ku dheeraanaya dagaaladdii Jubooyinka ku dhex maray kooxihii iska soo horjeeday iyo dhibaatada ay u gaysteen dadweynihii ay ku dul dagaalamayeen.\n \nBilowgiiba, dagaalkii Moqdisho waxa u muddo yar gudaheed ku saameeyay dadkii ku noolaa magaalada. Colaadda oo markii hore u dhaxaysay dawladda Kacaanka iyo jabhadaha, gaar ahaan jabhadda USC, maalmo aan badnayn bay isu bed- deshay colaad dabar goosatay oo saamaysay dhammaan dadka Soomaaliyeed. Waxa ay noqotay colaad dhiig badan ku daatay oo xitaa aan la badbaadin birmagaydada. Ugu danbayn colaaddu waxa ay xadka diinta iyo dadnnimadaba ka gudubtay markay ka dhex qaraxday beelaha waaweyn ee Soomaalida.\n \n \n\n

Produse similare pe care le poți explora

Poți scrie sau vorbi, dacă vocea este activată.